Nagala soo qeyb gal kulenkeen oo asbuuc walbo kulano ood ku baran kartid dad waji furan.

Markasta waxaa jooga asxaab waji furan oo ka mid ah DAR, oo kugu deeqi doono koob shah ah ama qaxwo iyo buskut. Ilmaha waad soo wadan kartaa.

Kulamadani waa kulamo caadi ah, haka wel welin waxaad u xiran lahayd, soo xiro waxaad rabto.

Bilkasta isniinta ugu horeyso waxan keena qado la isla waadagayo ruux kasta oo yimaado.

Sidee: Iska imow, uma baahnid in aad wax kale sameysit

Goorma: Isninta subaxeeda laga bilaabo 10:30am ilaa 12:15pm

Halkee: Walkington House, Vane Terrace – Darlington, DL3 7AT)

Qiimaha: Waa lacag la’aan.

Powered by IvaLabs