Wadanka Ingriiska, waxaa jira siyaabo badan oo u bahan in la buuxiyo waraqada, lagana jawaabo. Waan kaa caawin karnaa.

Mar mar waxaad heleysaa warqada balama ah oo ka imaado sida guryaha, dhaqtarada iyo macluumada kala, waan ku farax sanahay in aan kaa caawino oon kula fiirino. Hadii aad u bahan tahay gadiid ku qaado oo balamah ku geeyo waan kaa caawin karnaa. Waraqadaha waan kaa caawin karnaa buuxintooda.

Sidee: Iska imow meesho laga soo galo.

Goorma: Isniinta Subaxeeda 10:30am ilaa 12:15pm.

Halkee:Walkington House, Vane Terrace – Darlington, DL3 7AT)

Qiimaha: Waa lacag la’aan.

Powered by IvaLabs