Ma rabtaa in aad xoojiso luqadaada ingriiska? Waxan kuugu deeqi karna labo nooc, in aad hadalka kula baratid dad ku dhashay wadanka iyo kuwa kula fadhiista oo kaa caawiya Meesha kuugu adag.

Sidee: Iska imow meesho laga soo galo.

Goorma: Isniinta Subaxeeda 10:30am ilaa 12:15pm.

Halkee: St Cuthbert’s Church Hall DL1 5QG)

Powered by IvaLabs