Magaladeena yar ee Darlo waxa yaalo badan ayaad ka helaysaan adiga qoyskadaba.

Waan kuu sheegi karna kuli, ( marar magalada waan kuu wareejin karnaa),parks, dukaamada, madxafyada, waxaan ku tusi karnaa meeshe u ku yaal guriga magalada laga xukumo oo kaheli karted macluumado badan, waxaan kaloo ku tusi karnaa maktabada buugta, waana ku diwan gelin karnaa si aad buug uga soo qadatid oo ingriska kaa caawiyo lacag la’aan.

Sidee: Iska imow meesho laga soo galo.

Goorma: Isniinta Subaxeeda 10:30am ilaa 12:15pm.

Halkee: St Cuthbert’s Church Hall DL1 5QG)

Powered by IvaLabs