Waan ognahay in ay muhiim tahay si xor ah in magalada ku martid, si aad ku dareentid in ay magaladada tahay.

Sidaa daradeed, waan kaa caawin karnaa sida ugu fudud aad magalada ku dhex martid.

Mararka qaarkood waxaan u keena baskiilo ilamaha iyo dadka waa weyn.

Sidee: Iska imow meesho laga soo galo.

Goorma: Isniinta Subaxeeda 10:30am ilaa 12:15pm.

Halkee: St Cuthbert’s Church Hall DL1 5QG)

Powered by IvaLabs