Ma ubaahan tahay Caawimaad sharciyeed? Waan kaa caawin Karnaa.

Waxa nala jooga isbuuc kasta qof ka socda Haayada laanqeyrta Cas oo diyaar ah xiliyada kulenkeena oo iska imanshaha isbuuc kasta, waxay ku siin karaan faahfaahin ku haboon sharci yaqaan yasha. Ingriska laaqerytiisa cas waxa kaley kaa caawin karaan gadiid kuu geyn karo sharci yaqanyasha xafiiskooda, waxayna ku xiran tahay Meesha uu xafiiskooda ku yaalo.

Sidee: Iska imow meesho laga soo galo.

Goorma: Isniinta Subaxeeda 10:30am ilaa 12:15pm.

Halkee: Walkington House, Vane Terrace – Darlington, DL3 7AT)

Powered by IvaLabs